wasiir amniga oo shaaciyay arrin ay aad ula farxeen shacabka muqdisho

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

muqdisho (caasimada online) – wasiirka amniga xukuumadda somalia maxamed abuukar islow ”ducaale”, ayaa shaaca ka qaaday inay wadaan qorsho dib loogu furaayo dhammaan waddooyinka magaalada muqdisho ee iminka go’an. wasiir

2017-08-04 05:41:42  

ciidamada amisom oo gaadiidkooda dagaal kala baxay saldhiga leego iyo cabsi ka jirta

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

afgooye (caasimada online) – war goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan amisom ay faarujiyeen saldhiga ay ku lahaayen degaanka leego oo ka tirsan gobolka shabeellaha hoose. ciidamada amisom ayaa saldhiga kala baxay dhamma

2017-08-04 04:37:52  

waa nin ceynkee ah hanti-dhowraha cusub ee qaranka soomaaliya?

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

muqdisho (caasimada online) – golaha wasiirada soomaaliya ayaa shalay magacaabay hanti dhowrka guud ee cusub maxamed cali afgooye, kaasoo bedelaya hanti dhowrkii hore nuur faarax ee xilka looga qaaday shilkii uu ku dhintay wasiirkii hore e

2017-08-04 04:36:24  

turkey set to open largest military camp in somalia

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

mogadishu, somalia – a turkish military training camp is set to open in the somali capital mogadishu next month, the somali defense minister said thursday. abdirashid abdullahi mohamed said in a statement that the camp which had been under

2017-08-04 03:06:19  

somali cabinet names new auditor general

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

the somali cabinet has appointed mohamed ali ‘afgoye’ as the auditor general of somalia. afgoye will replace nur jimale farah who’s body guards shot and killed minister abbas siraji on two months ago. the decision was announced by finance minist

2017-08-04 03:02:47  

xog: shirkii golaha wasiirada oo buuq lagu kala tagay kadib tallaabo uu qaaday kheyre

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

muqdisho (caasimada online) – xog gaar ah oo ay heshay caasimada online ayaa sheegeysa in shirkii golaha wasiirada ee shalay uu ku dhammaaday buuq, kadib markii ay is-qabsadeen ra’iisul wasaaraha iyo qaar ka mid ah wasiiradiisa, oo ka carr

2017-08-03 10:25:37  

dhageyso: aqoonyahan caan ah oo ceebeeyey jawaari iyo xildhibaanada ku dhegan xoosh jabriil

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

muqdisho (caasimada online) – falanqeeye faysal rooble oo ah aqoonyahan deggan dalka maraykanka ayaa sheegay in khilaafka ka dhex taagan xildhibaannada golaha shacabka qaarkood iyo wasiirka dastuurka ay tahay arrin barmadow ku ah guddoonka

2017-08-03 10:20:45  

isbaarada loo dhigtay soomaalida xajka soo gudaneysa mala qabaan muslimiinta kale?

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

muqdisho (caasimada online) – madaxweynihii hore ee somalia xasan sheekh maxamuud ayaa la og yahay inuu saxiixay qandaraaska bixinta fiisaha xajka, taasoo ay ka macaashtay shirkad gaar loo leeyahay inay dadka soomaaliyeed ee soo gudanayo x

2017-08-03 10:15:43  

beesha celi oo qaadacday guddiga xalinta colaada cadale iyo xildhibaanadii beesha oo…

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

muqdisho (caasimada onlien) – mudooyinkii u danbeeyay waxaa colaad hoosaad u dhaxeysa labo beelood oo walaalo ah ay ka taagneyd deegaano ka tirsan degmada cadale ee gobolka shabeellaha dhexe, dagaaladaasi oo noqday kuwo soo noqnoqday ayaa

2017-08-03 10:10:41  

xog-warran: siyaasada soomaaliya ee dawladaha carabta

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

maxaa soomaaliya kaga quman ama kaga aadan in ay ka yeesho siyaasadda arimaha dibada ee dallalka carrabta? intii aanan ka jawaabin, waxaan jecleystey in aan soo bandhigo xaqiiqda dhabta ah ee tusineysa, siyaasadda wadamadda carrabta ee jirta maa

2017-08-03 10:05:31  

aqriso magacyada: farmaajo oo magacaabay la-taliyayaashiisa gaarka ah iyo guddiga qaran ee taakulaynta ciidamada

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

muqdisho (caasimada online) – madaxwaynaha dowladda federaalka soomaaliya mudane maxamed cabdullaahi farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay guddiga qaran ee taakulaynta ciidamada. sidoo kale madaxwaynuhu waxa uu soo saaray ware

2017-08-03 04:40:20  

golaha wasiirada df oo amaanta magacaabay hanti dhowraha cusub ee qaranka

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

muqdisho (caasimada online) – golaha wasiirada ee xukuumadda soomaaliya ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa oo ay maanta ku yeesheen magaalada muqdisho waxay ku ansixiyeen hanti dhowraha guud ee qaranka oo loo magacaabay mudane maxamed cali

2017-08-03 04:30:53  

sawirro: aqri qodobada mideynta ciidamada qaranka ee la soo saaray?

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

muqdisho (caasimada online) – shirka oo ka dhacay xarunta tababbarka ciidanka booliska soomaaliyeed ayaa waxa ka ka qayb galay ra’isul wasaaraha xukumadda somalia, wasiiro ka tirsan xukumadda, taliyeyaasha iyo sarakiisha ciidanka qalabka s

2017-08-03 01:27:06  

kenya decides: bbc africa presents special election coverage – bbc

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

with coverage across many outlets and languages, bbc africa is keeping audiences across the continent and beyond updated with everything they need to know ahead of the kenya election. on tv– focus on africa tv (bbc world news channel) and

2017-08-03 12:56:55  

imisa qaraxyo ayaa magaalada muqdisho ka dhacday bishii july ee 2017 (akhriso)

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

muqdisho (caasimada online) – sida caadaduba aheyd waxaa bisha july ee 2017 magaalada muqdisho ka dhacay qaraxyo kala duwan oo khasaaro geystay. qaraxyada dhacay bisha july ayaa isugu jira laba nooc oo kala ah kuwo loo adeegsaday gaari iyo

2017-08-03 12:32:53  

somaliland oo qaadatay go’aan cusub oo la xiriira kaniisadda hargeysa

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

hargeysa (caasimada online) – maamulka somaliland ayaa joojiyey kaniisad la doonayey in laga furo magaalada hargeysa ee xarunta mamaulkaas, oo muran badan uu ka dhashay. war-murityeed ka soo baxay wasiirka diinta iyo aw-qaafta somaliland s

2017-08-03 09:13:03  

ehellada dadkii lagu laayey beled-xaawo oo arrin kale oo yaab leh lagula kacay

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

kismaayo (caasimada online) – ehelada dadkii lagu laayay degmada beled-xaawo ee gobolka gedo ayaa waxa ay sheegeen in loo diiday in ay la kulmaan saraakiisha maxkamadda ciidamada jubbaland. cabdi diiriye oo ka mid ah ehelada dadkii lagu la

2017-08-03 08:26:46  

qm oo loo diray tallo cajiib ah oo ku aadan gaadiidka ay isticmaalan ciidamada amisom

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

kampala (caasimada online) – dowlada ugandha ayaa shaaca ka qaaday inay dhaliilsan tahay gaadiidka dagaal oo ay adeegsadaan ciidamada amisom ee ka howlgala somalia. dowladu waxa ay sheegtay in gaadiidkaasi ay yihiin kuwo aan tayo laheyn is

2017-08-03 07:58:17  

sawirro: ganacsatada boosaaso oo fal muhiim u ah shacabka ku dhaqaaqay

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

boosaaso (caasimada online) – waxaa magaalada boosaaso ee xarunta ganacsiga puntland laga furay xarun loogu talagalay hubinta badeecadaha soo degaya iyo kuwa dhoofaya, iyadoo xaruntaan ay ku howlgelayaan sheybaar hubinaayo tayada badeecada

2017-08-03 07:02:30  

akhriso tirada: imisa dil ayaa ka dhacday magaalada muqdisho bishii july ee 2017

Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

muqdisho (caasimada online)-waxaa bishii july dilal kala duwan ka dhacay magaalada muqdisho ee caasimada somalia kuwaa oo lala eegtay saraakiil, odayaal iyo dad shacab ah. dilalka ugu badan ee bisha july ka dhacay magaalada muqdisho ayaa badi la

2017-08-03 06:48:30  

中国古代文学 Global world news developer online documents developer online toolset Global E-commerce Global world images