md farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee faransiiska

Maalik Som

muqdisho (sh m network)—madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka soomaaliya mudane maxamed cabdullaahi farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dalka faransiiska u qaabilsan soomaaliya mudane antoine sivan. madaxwaynaha iyo

2017-07-25 10:09:20  

liyu police lock galkayo-galdogob main road in central somalia

Shabelle English

ethiopia’s notorious liyu police have blocked the main highway that links galkayo, the regional capital of mudug, to galdogob town on tuesday, july 25. local elders said pedestrians and public vehicles have been denied access to the road p

2017-07-25 10:04:06  

al shabaab fires mortars at ethiopian troops base near bardere

Shabelle English

al shabaab fighters were reported to have fired several mortar rounds at a military base belonging to ethiopian troops near the southern city of bardere in gedo region on tuesday. confirming the incident, col mohamud guhad omar known as “t

2017-07-25 09:30:04  

xildhibaan ka tirsan galmudug oo ka digay in ay soo noqoto colaadii magaalada gaalkacyo.

Maalik Som

gaalkacyo ( sh. m. network)-xilli garoonka magaalada gaalkacyo ee gobolka mudug uu ku xiran yahay ganacsade calool geel oo ka mid ah ganacstada gobolkaasi mudug ayaa waxaa arrintaas si kulul uga hadlay dowlad goboleedka galmudug. xildhibaan maxa

2017-07-25 07:44:05  

ciidamada liyo police oo xiray waddo isku xirta degmooyinka gaalkacyo iyo galdogob.

Maalik Som

gaalkacyo ( sh.m.network)-ciidamada liyu police ee ismaamulka soomaalida ethiopia ayaa lagu soo warramayaa in ay xireen waddo isku xirta degmooyinka gaalkacyo iyo galdogob oo marta deegaanka saaxo ee gobolkaasi mudug. wararka ayaa sheegaya in ci

2017-07-25 07:31:44  

dhageyso warka duhur ee idaacadda shabelle.

Maalik Som

muqdisho ( sh.m.network)-halkaan ka dhageyso warka duhur ee idaacadda shabelle. hoos riix si aad u dhageysato:-

2017-07-25 07:10:56  

a four-day meeting on somalia’s security opens in mogadishu

Shabelle English

a joint meeting of senior officials from the african union mission in somalia (amisom) and the federal government of somalia (fgs) opened in mogadishu today, to lay groundwork for the transitioning of somalia’s security from amisom to the countr

2017-07-25 06:52:32  

madaafiic lagu weeraray saldhig ciidamada ethiopia ku leeyihiin degmada baardheere ee gobolka gedo.

Maalik Som

baardheere ( sh.m.network)-tiro madaafiic ayaa lagu soo warramayaa in lagu garaacay saldhig ciidamada ethiopia ay ku leeyihiin degmadaasi baardheere. col maxamuud guhaad cumar tima jilac  oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda federaalka so

2017-07-25 06:51:47  

dowladda federaalka soomaaliya iyo amisom oo ka wada hadlaya sidii ciidamada soomaaliya loogu wareejin lahaa ammaanka dalka.

Maalik Som

muqidsiho ( sh.m.network)-shir u dhexeeya madaxda dowladda federaalka soomaaliya iyo saraakiisha ciidamada amisom ayaa ka soconaya xarunta xalane oo ah fariisinka ugu weyn ciidamada amisom ay ku leeyihiin dalka. waxaana shirkaan looga hadlayaa s

2017-07-25 06:36:41  

unhcr urges australia to stop detaining somali refugees

Shabelle English

the un high commissioner for refugees (unhcr) on monday urged australia to stop detaining refugees and close down its offshore detention centres in papua new guinea and nauru. “four years on, more than 2,000 people are still languishing in unacc

2017-07-25 04:18:50  

xoogaga al shabaab oo weerar xoogan ka fuliyay gobolka hiiraan

Maalik Som

baladweyne (sh m network)—ugu yaraan labo askari ayaa ku dhimatay, 3 kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii xoogaga xarakada al shabaab ay weerar xoogan ku qaadeen saldhig ciidamada dowlada ay ku leeyihiin degaanka fara-libaax ee gobolka hi

2017-07-21 12:56:27  

dhageyso warka habeen ee idaacadda shabelle

Maalik Som

muqdisho (sh m network)– waxaad halkan ka dhageysan kartaa warka habeen ee idaacadda shabelle ee magaalada muqdisho

2017-07-21 12:55:13  

somali intelligence official shot dead in galkayo, killers escape

Maalik Som

a senior somali intelligence officer was reported to have been shot dead in galkayo, the capital of mudug region in central somalia on friday, july 21. residents confirmed to radio shabelle the unknown gunmen murdered hassan ali geelle, the offi

2017-07-21 10:45:09  

mp: somali parliament will not approve the controversial media law

Maalik Som

a member of somali federal parliament mohamud abdullahi ahmed known as “mohamud abukate” said the national assembly will not pass the controversial media law passed by the council of ministers last week. “the parliament will never pass med

2017-07-21 10:19:02  

president calls for “immediate end” to clan fighting in herale

Maalik Som

somali president he mohamed abdullahi farmajo has called for an immediate cessation of the ongoing inter-clan fighting in harale area in central region of galgaduud. according to a statement from villa somalia, president farmajo urged both broth

2017-07-21 10:10:01  

us delivers helicopters to kenya to fight al shabaab

Maalik Som

the us on wednesday delivered two additional helicopters to the kenya air force, fulfilling a promise to help strengthen the military in the war against al-shabaab. six similar choppers were delivered on december 2, 2016, and are being used to d

2017-07-21 09:22:58  

sarkaal ka tirsanaa nabad sugida oo lagu dilay waqooyga magaalada galkacyo

Maalik Som

gaalkacyo (sh m network)—warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay weerar baambaanooyin ahaa oo lagu qaaday saldhig boolis oo ku yaalla waqooyga magaalada gaalkayo ee gobolka mudug. dableydii weerarka soo qaaday iyo ciidamo boolis ah ayaa halkaasi wax

2017-07-21 07:13:52  

baarlamaanka somalia oo sheegay in aysan ansixin doonin xeerka saxaafada

Maalik Som

muqdisho (sh m network)—iyadoo indhawaanahaan bahweynta saxaafadda soomaaliyeed ay ka cabanayeen xeerka saxaafadda oo dhawaan magaalada kismaayo ay ku meel mariyeen golaha wasiiradda soomaaliya maadaama xeerkaasi ay ku jiraan qodobo u muuqda ku

2017-07-21 07:01:29  

dhageyso warka duhur ee idaacadda shbelle

Maalik Som

muqdisho (sh m network)– waxaad halkan ka dhageysan kartaa warka duhur ee idaacadda shabelle ee magaalada muqdisho.

2017-07-21 06:57:17  

hogaanka saxaafada somalia oo ka soo horjeestay xeerka cusub ee saxaafada

Maalik Som

muqdisho (sh m network)—faarax cabdi warsame (faarax ap) oo ah sawir qaade ka tirsan wakaalada wararka ee ap oo ka soo baxda dalka mareykanka, ayaa waxuu ka hadlay xeerka saxaafada soomaaliya oo dhawaan ay meelmariyeen golaha wasiirada. faarax a

2017-07-21 03:42:02  

中国古代文学 Global world news developer online documents developer online toolset Global E-commerce Global world images