borama.daawo suldaan axmed sh.muuse goodaad oo lagu caleemo saaray deegaanka jir-jirka ee gobolka awdal

A.Bulshada1

borama(gnn)-daawo suldaan axmed sh.muuse goodaad oo lagu caleemo saaray deegaanka jir-jirka ee gobolka awdal. gobonimo news borama-somaliland

2017-08-28 02:54:56  

cirro oo olollaha xisbigiisa u magacaabay 9 guddi-howleed

Saleban Abdi Ali

kudladdii xirsi oo lagu taxay guddiyada dhaqaalaha iyo siyaasada…akhri shaxda hargeysa, (gna) – guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani, dr cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi ayaa magacaabay guddi hawleedyo, si loo dardar galiyo hawlaha

2017-08-28 02:46:23  

badhasaabka awdal oo shaqada laga joojiyey

Saleban Abdi Ali

khilaafka golaha deegaanka boorama ka dhexeeyey oo galaaftay mustafe-shine… hargeysa(gna)-madaxweyne ku-xigeenka somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha cabdiraxmaan cabdilaahi ismaaciil saylici, ayaa shaqada ka joojiyey badhasaabka gobolka awda

2017-08-28 01:57:07  

hargeysa: madashii haweenka iyo murrashaxa kulmiye

Saleban Abdi Ali

nuxurka khudbad uu guddoomiyaha kulmiye u jeediyey haweenka aqoonyanka ah iyo su’aallo la waydiiyey…daawo muuqaalo hargeysa(gna)-murrashaxa xisbiga talada haya ee kulmiye muuse biixi cabdi, ayaa khudbad ka jeediyey madal ay haween aq

2017-08-28 01:26:20  

baanka caalamiga ah ee dahabshiil oo laga furay magaalada kismaayo

Saleban Abdi Ali

nuxurka khudbadihii laga jeediyey munaasibada iyo adeegyada bangigu bixin doono hargeysa(gna):-wasiirka ganacsiga jubbaland, fariid jaamac saleebaan, ayaa manta si rasmi ah xadhigga uga jaray xarun weyn oo bangiga caalamiga ah ee dahabshiil (dbi

2017-08-28 01:01:11  

  agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada  oo tababar u furay gabdho ka qalin-jebiyey jaamacadaha

Saleban Abdi Ali

hargeysa(gna)-agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada iyo caiyaaruhu maxamed xuseen axmed “dhabeeye” ayaa waxa uu hudheelka bacado ee magaalada hargeysa tababar ugu furay 25 hablood oo ka qalin-jebiyey jaamacadaha dalka, tababarkan ayaa waxa

2017-08-28 12:43:53  

somaliland: chines delegate were rejected to visit cal-madaw

Saleban Abdi Ali

last week the beijing huamiao pharmaceuticals (bhp) company was tried to visit cal-madaw frankincense site to invest harvesters and conduct environment research. but the community boycott the chinese to visit the cal-madaw. although the asli may

2017-08-28 12:33:05  

madaxda sonyo oo la kulmay garabka dhalinyarada ee xisbiga waddani

Saleban Abdi Ali

hargeysa, (gna ) —masuuliyiinta ugu sareeya dallada dhalinyaradda heer qaran ee sonyo oo uu hogaaminayo gudoomiye cabdul-casiis siciid saalax, gudoomiye-ku-xigeenka maxamed jaamac siciid, xil. cabdale iyo agaasimaha fulinta cumar cismaan miigane

2017-08-28 12:22:59  

wasiir samsam cabdi aadan murraayadii maaliyada!!!!!!!

Saleban Abdi Ali

waa hawlkar karti iyo dulqaad badnaan ku suntan dedaalada waxqabad ee ay marwo samsam ku tallabsaty waa qaar ay taariikhda qarankan kaga jirta kaalin muuqata oo bulshada somaliland ka wada mabsuuden.haddaba marwo samsam waxay labadii weak ee u d

2017-08-28 12:04:49  

puntland: 18 qof oo ku dhimatay biyo ay cabeen

A.Bulshada1

ku dhowaad 20 qof ayaa ku geeriyooday halka in ka badan 100 qofna ay isbitaallada u jiifaan kaddib biyo dadkaasi ay ku sumoobeen, gobolka bari. wararka ka imaanaya degmada isku shuban ayaa sheegaya in tuulo halkaas hoostagta ay ku dhinteen 17 qo

2017-08-28 07:28:39  

odayaal lagu xirxiray magaalada jowhar

A.Bulshada1

wararka ka imaanaya magaalada jowhar ee xarunta dowlad goboleedka hirshabelle ayaa sheegaya in oday dhaqameedyo u tegey magaalada jowhar inay ka heshiiyaan colaad u dhexeysay beelo wada dega degmada cadale in ay habeenkii afaraad caawa ku xiran

2017-08-28 01:28:38  

kumanaan rohingya ah oo ka qaxaya myanmar

A.Bulshada1

kumanaan qof ayaa ka qaxay guryahoodii markii labadii maalmood ee u dambeeyey qalalaasaha ka taagan gobolka rakhine ee myanmar uu sii xoogaystay. dad ka tirsan muslimiinta laga tirada badanyahay ee rohingya ayaa iyagoo qaxaya ka tallaabay xadka

2017-08-28 01:27:58  

kenya oo mamnuucday bacaha wax lagu qaato

A.Bulshada1

dalka kenya waxaa maanta ka dhaqan galay mamnuucitaanka bacaha alaabada lagu qaato, laga billaabo isniintan qofkii lagu helaa isaga oo iibinaya baco, soo saaraya ama wataba wuxuu mutaysan karaa ganaax lacageed oo dhan 38,000 oo doolar ama xabsi

2017-08-28 01:27:18  

duufaanno maasheeyay gobolka texas ee dalka maraykanka

A.Bulshada1

ilaa 2,000 oo qof ayaa laga samata bixiyey daadad ku soo rogmaday magaalada houston, iyada oo weli uu da’ayo mahiigaanka duufaanka harvey oo mashaqeeyey gobolka texas ee dalka maraykanka. wararka qaar ayaa sheegaya in ay suurto gal tahay i

2017-08-28 01:26:23  

中国古代文学 Global world news developer online documents developer online toolset Global E-commerce Global world images