daafaca bournemouth tyrone mings oo ka sheekeeyay hadaladii uu ku aflagaadeeyay jose mouriho markii uu ku istaagay ibrahimovic

Abdirashid Mohamud "SHarDinHO"

daafaca koxda bournemouth tyrone mings ayaa markii ugu horeysay afkiisa kala furay isal markaana shaaciyay wixii dhexmaray isaga iyo jose mourinho markii uu bishii maarso ee lasoo dhaafay uu ku istaagay ibrahimovic kulan ka tirsan premier league

2017-09-26 06:52:15  

barnaamijka el dia despues oo kashifay sida uu daafaca girona pablo maffeo uga sheekeyay saaxiibadiisa habkii uu kaga careysii

Abdirashid Mohamud "SHarDinHO"

kulankii ay barcelona guusha ka gaartay girona todobaadkaan wuxuu ahaa mid xiiso badan, balse halka arin ee aadka loo buun-buuniyay waxey aheyd talaabadii uu qaaday daafaca da’da yar ee wadanka spain pablo maffeo kaas oo si toos ah u raaca

2017-09-26 06:09:53  

barcelona oo ku labaneysa coutinho, real madrid oo u weecaneysa draxler & wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyd

Abdirashid Mohamud "SHarDinHO"

maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad joogtaan ku soo dhawaada barnaamijkeena maalinlaha ah ee aan idin kula socodsiino wararkii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga ay qoreen wargeysyada ingariiska ka soo baxa. waxaa

2017-09-26 05:31:05  

daawo: tababare muruqa ka dhaawacmay isaga oo u dabaal dagay gool ay kooxdiisu dhalisay

Abdiweli Adan Jamac

tababaraha kooxda valencia ee marcelino ayaa dhaawac isku gaystay intii uu u dabaal degayay gool wakhti dambe ah oo ay kooxdiisu ka dhalisay kooxda real sociedad. kulanka ayaa ahaa 2/2 waxa uu weeraryahanka kooxda valencia ee simone zaza dhaliya

2017-09-26 05:20:39  

wargeyska correio da manha oo shaaca ka qaaday waqtiga uu cristiano ronaldo la aqal gali doono georgina rodriguez

Abdirashid Mohamud "SHarDinHO"

cristiano ronaldo ayaa kusoo biiraya liiska ciyaartoyda jaceylkooda ka run sheega, waxaana lagu soo waramayaa inuu guursan doono bartamaha sanadka soo aadan gabadha uu xiriirka jaceyl kala dhaxeeyo haatan ee georgina rodriguez. labadaan lamaane

2017-09-26 04:53:16  

中国古代文学 Global world news developer online documents developer online toolset Global E-commerce Global world images