Kaalin intee la’eg ayay DFS ka qaadatay guusha Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf ?

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Muqdisho (Caasimada Online)-Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa mar kale Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf u dooratay inuu noqdo garsoore ka tirsan maxkamadda cadliga adduunka ee loo yaqaan ICJ. Cabdulqawi Axmed Yuusuf, ayaa muddo badan ka shaqe

2017-11-10 07:46:24  

Sacuudiga oo aan weli ka quusan lunsashada hal bilyan oo dollar & tirada musuqa loo hayo oo sii kordheyso

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Muqdisho (Caasimada Online)-Dalka Sucuudi Carabiya, in kabadan 200 oo qof ayaa su’aalo laga weydiiyay lacago musumaasuq lagu lunsaday oo gaaraya ilaa hal bilyan oo doolar. Sucuudiga ayaa hadda wada baaritaan musuqmaasuq oo ballaaran, kaasi

2017-11-10 07:41:56  

XFS oo digniin culus u dirtay shaqsiyaadka baraha bulshada ku faafiya wararka been abuurka ah (Akhriso)

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Muqdisho (Caasimada Online)-Xukuumada Somalia ayaa ku goodisay inay talaabo lixaad leh ka qaadi doonto shaqsiyaadka baraha bulshada ku baahiya wararka been abuurka ah. Xukuumadu waxa ay sheegtay in shaqsiyaadkaasi ay habdhaqan ka dhigteen kicinta

2017-11-10 07:12:06  

Yaa ka Dambeeya Fariimaha Digniinta Amniga ah Xaambarsan oo Shacabka Lagu Argagax  Galinayo?

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Muqdisho (Caasimadda Online) – Labadii maalmood ee lasoo dhaafey waxaa magaalada Muqdisho la isku gudbinayey fariimo xambaarsan digniino dhanka amniga ah oo lagu argagixinayey shacabka Muqisho. Fariimahan qaarkood waxaa loo sawirayey inay y

2017-11-10 06:58:45  

Turkiga oo diiday dalab kaga yimid ‘dalalka deeq bixiyayaasha Somalia’

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa ku gacan seertay isku dayo deeq bixiyayaasha caalamka ay doonayaan in deeqda ay siiso Soomaaliya laga dhigo mid ku xiran beesha caalamka, oo aysan toos ula macaamilin dowladda federaalka.

2017-11-10 02:25:46  

Sawirro: Qofkii 150-aad oo ka tirsan hal qoys oo Somali ah oo gaaray Canada

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Winnipeg (Caasimada Online) – Qoys Soomaali ah ayaa dabaal degay arbacadii, markii qofkii 150-aad oo xubin ka ah qoyskaas uu gaaray dalka Canada, ayada oo Canada ay u dabaal degtay sanad guuradii 150-aad ee aas-aaska dalkaas. “Waxaan dareem

2017-11-10 02:20:43  

Ciidamada Mareykanka oo weerar ka dhacay Somalia ku laayey Shabaab badan

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Djibouti (Caasimada Online) – Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in dhowr mintidiin ah ay ku dileen duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacday Soomaaliya, xilli maamulka Trump uu sare u qaadayo weerarada ka dhanka ah ah xagjiriinta Geeska A

2017-11-10 02:15:41  

Uganda oo ciidamo ka duwan kuwii hore usoo diraysa Somalia (Maxaa is-beddelay?)

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Kampala (Caasimada Online) – Dowladda Uganda ayaa sheegtay maanta oo Khamiis ah inay diyaarisay ciidamo gaaraya 5,000 oo Askari kuwaasi oo ay usoo dirayso dhawaan dalka Soomaaliya, si ay uga qeyb-qaataan howlgalka cusub ee ka dhanka ah Al S

2017-11-10 02:10:35  

Ciraaq iyo Suuriya kadib, Daacish xagee ku sii jeedaan?

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Jabka Daacish ka raacay Ciraaq iyo Suuriya iyo ka bixitaankooda sida Muusil(July 10, 2017 ) iyo  Raqqa(October 17, 2017) waxaa ay soo dedejisay su’aalo badan oo ay ka mid yihiin Intee Ku Socdaan? Daacish waxaa ay qaabab kala duwan u joogeen gobol

2017-11-10 02:05:37  

Faallo: Iskuul dhigashadu macnaheedu mahan waxbarasho. Qeybti 2-aad

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Waxaan qormadi hore kaga warrannay si kooban heerka aqoonta caruurta dhigato iskoollada ee ku nool dacallada adduunka. Waxaa soo sheegnay in dalka baraasiil ay ku qaadanayso 75 sano inuu soo gaaro heerka aqoonta xisaabta ay ka gaaraan caruurta ku

2017-11-10 02:00:31  

Dilkii Bin Ladin macluumaad la xiriira oo CIA-du baahisay

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Washington (Caasimadda Online) – CIA ayaa baahisay ku dhowaad 470,000 oo faylal oo la helay intii uu socday howlgalkii 2011-kii lagu dilay hoggaamiyihii hore ee Al-Qacidda, Osama Bin Ladin. Waxyaabaha cusub waxaa ka mid ah xusuus qorkiisii

2017-11-02 08:58:42  

Akhriso: Tirada Qaraxyada bishii October ee 2017 ka dhacay magaalada Muqdisho

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa bishii October ee aanu soo dhaafnay magaalada Muqdisho ka dhacay Qaraxyo kooban markii la eego Qaraxyadii dhacay bilihii danbe. Qaraxyada dhacay bishii October ee lasoo dhaafay ayaa u badnaa Qaraxyo miino iyo kuw

2017-11-02 07:40:51  

Sawirro: Maxay kawada hadleen Axmed Madoobe & Xildhibaanada labada gole ee laga soo doortay Jubbaland

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Muqdisho (Caasimada Online)-Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa magaalada Muqdisho kulan gaara kula yeeshay Xildhibaanada labada gole ee laga soo doortay deegaanada Jubbaland. Hogaamiyaha ayaa Xildhibaanada ka xog wareysanaayay xaa

2017-11-02 06:20:54  

Turkiga oo dowlada Somalia ugu deeqay Hub casri ah oo aan horay loo siinin dowlada

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Muqdisho (Caasimada Online)-Dowlada Turkiga ayaa sheegtay inay kaalin weyn ka qaadaneyso dagaalka adag oo ay dowlada Somalia kula jirto argagixisada Alshabaab. Turkiga waxa uu tilmaamay inay muhiim tahay in lasoo afmeero dagaalada dheeraaday ee d

2017-11-02 05:50:49  

Ethiopian Troops Enter Somalia, Back Offensive Against Al-Shabab – VOA

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

FILE – Ethiopian soldiers patrol in Baidoa, Somalia, Feb. 29, 2012. Ethiopia has had troops in Somalia for years as part of an African Union mission mandate to fight al-Shabab, but hundreds more have crossed into Somalia recently. Hundreds

2017-11-02 05:44:28  

Egypt’s Sisi stresses unity, sovereignty of Somalia

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Egyptian President Abdel-Fattah al-Sisi stressed on Wednesday his country’s firm stance towards the unity and sovereignty of the Somalia. Sisi’s remarks came during a phone call with his Somali counterpart Mohamed Abdullahi Farmajo, s

2017-11-02 05:40:31  

28 killed in rare protests in Eritrea, opposition group says – AP

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

At least 28 people have been killed in rare protests in the capital of Eritrea, one of the world’s most reclusive nations, an official with the largest Eritrean opposition group said Wednesday. Another more than 100 people were injured in the pro

2017-11-02 05:37:09  

Madaxweynayaasha Somalia & Masar oo khadka Telefanka uga wadahadlay arrimo khaas ah oo khuseeya labada dal

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Qahira (Caasimada Online)- Wakaaladda wararka ee Mena ayaa sheegtay inay wadahadleen Madaxweynayaasha Masar iyo Somali, kadib amni darida kusii baaheysa Somalia. Abdel-Fattah Al-Sisi, Madaxwaynaha dalka Masar ayaa maalintii shalay oo arbaco aheyd

2017-11-02 05:31:34  

Dareen intee la’eg ayaa ka dhashay Qaraxyadii is xigxigay ee dhawaan ka dhacay Muqdisho?

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Muqdisho (Caasimada Online)-Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in dareen la xiriira dhanka amniga ay ka qabaan Qaraxyada maalmihii u dambeeyay ka dhacayay magaalada Muqdisho, iyaga oo sheegay ammaanka Muqdisho inuu u muuq

2017-11-02 04:16:22  

Ololaha cusub ee Damu Jadiid: (4-tii sano ee ay na ciqaabeen ma ku filnaan weysay?)

rss catalog logoDiinta    Diinta — Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Xildhibaanada kooxda Damu-Jadiid ugu jira baarlamanka Sooomaaliya ayaa billaabay olole la doonayo in lagu dumiyo dowaldda aan weli sanadkan jiran ee Soomaaliya, si loo soo dhiso dowlad kale oo ay qeyb ka yihiin. Shalay ayaa waxaa warbaahinta qabs

2017-11-02 02:15:30  

中国古代文学 Global world news developer online documents developer online toolset Global E-commerce Global world images