macalin hooyadii kala dedaalay inay dayacanto oo quluubta dadweynaha caalamka soo jiitay

A.A.Carab Carab

shiinaha (himilo) – bare wax ka dhiga jaamacad ku taala dalka shiinaha, ayaa hooyadii oo waayeel ah, isla-markaasna xanuunsanaysa u kaxeeya fasalkii uu casharrada ka bixinayo, kadib markii uu waayay qof uu kaga sii tago. macalinkan oo lagu

2017-09-25 04:19:09  

hargeysa: qiimaha biyaha oo sicir gaar ah loo jaray iyo lambarro loo sameeyay biyooleyaasha caasimaadda

A.A.Carab Carab

hargeysa (himilo) – wakaaladda biyaha hargeysa, ayaa gaadiidka biyaha ee loo yaqaanno dameer-qadiyaha u samaysay lambaro ama taariko u gaar ah isla-markaana diwaangelisay. sidaana waxa shaaciyey maareeyaha wakaaladda biyaha hargeysa mr. ma

2017-09-25 01:12:29  

madaxweynaha dalka adduunka ugu da’da yar, oo booqasho hawleed ku yimid somaliland

A.A.Carab Carab

madaxweynaha jamhuuriyadda xorta ah ee liberland oo uu weheliyo wasiirkiisa madaxtooyada ayaa xalay u hoyday hargeysa, ujeeddada socdaalkooda iyo taariikhda dalkaasi oo ku fadhiya 7km oo laba jibbaaran hargeysa, 25 september, 2017 (himilo)-madax

2017-09-25 10:33:42  

naxdin: carruur walaalo ahaa oo ku shuf-beelay dab ka kacay gurigooda, hooyadood oo dhaawac soo gaadhay & madaxweynaha somalil

A.A.Carab Carab

magacyada carruurta oo da’doodu u dhaxayso  jir illaa 12 sano jir hargeysa, 25 september, 2017-(himilo) – afar carruur ah oo saddex walaalo ahaayeen, midna ay ilmaadeer ahaayeen, ayaa ku geeriyooday dab habeen hore saqdii-dhexe ka kacay gurigood

2017-09-25 10:29:12  

booliiska gobolka saaxil oo qabtay dooni qaad kootarabaan ah sidday iyo soddomeeyo nin oo xeebta bulla-xaar ku sugayey

A.A.Carab Carab

bullo-xaar, 25 september, 2017-(himilo) – ciidammada booliiska ayaa habeen hore gacanta ku dhigay dooni qaad ka soo qaadday dalka yemen isla-markaana si kootarabaan ah uga dejinaysay xeebta degmada bullo-xaar ee gobolka saaxil. taliska ciidammad

2017-09-25 10:27:00  

madax-dhaqameedka subeer awal oo shir ka yeeshay suldaanka qoomiyadda oromada oo la sheegay inuu ku soo waajahan yahay somalil

A.A.Carab Carab

hargeysa, 25 september, 2017-(himilo) – salaadiinta beesha beelaha subeer awal ee somaliland, ayaa shir ka yeeshay wefti la sheegay inuu hoggaaminayo suldaanka guud ee qoomiyadda oromada itoobiya, kaasi oo sida la sheegay doonaya inuu si madax-b

2017-09-25 10:25:12  

“wixii ka baxsan xayndaabka madaarka ee madaxweynuhu xayiray, dad shicib ah ayaa leh.” wasiirka duulista somaliland

A.A.Carab Carab

hargeysa, 25 september, 2017-(himilo) – wasiirka wasaaradda duulista hawada iyo gaadiidka cirka somaliland md. farxaan aadan haybe, ayaa ka hadlay muran ka taagan dhul ka baxsan xayndaabka madaarka hargeysa ee cigaal, kaasi oo uu dhawaan madaxwe

2017-09-25 10:23:16  

qaar ka mid ah macalimiinta dugsiyada dawladda ee hargeysa oo beeniyey in musharahooyinkoodu dib uga dhacaan

A.A.Carab Carab

hargeysa, 25 september, 2017 (himilo) – qaar ka mid ah macalimiinta dugsiyada dawladda ee magaalada hargeysa, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay inay mushaharooyinkooda dib uga dhaceen wakhtigii ay qaadan jireen, kuwaas oo sheegay inay qa

2017-09-25 10:21:28  

london: dad lagu dhaawacay weerarro loo adeegsaday walxo sun ah

A.A.Carab Carab

london, 25 september, 2017-(himilo) – lix qof ayuu dhaawac ka soo gaadhay weerrar ka dhacay bariga london oo looga shakisan yahay in loo adeegsaday walxo sun ah, weerrarkaas ayey rag ka gaysteen dhowr goobood oo u dhaw aagga laga tukaamays

2017-09-25 10:19:43  

caqabadaha sharci ee hor yaalla garsoorka dalka !

Mubaarik Gabyaaye

q.1aad qormooyinkan taxanaha ah ee ka hadlaya oo six eel dheer uga hadlaya caqabadaha sharci ee hor yaalla garsoorka dalka somaliland oo wargeyska himilo, si taxane ah idiinku soo gudbin doono ayaa waxa diyaariyay garyaqaan maxamed axmed cabdi b

2017-09-24 09:30:01  

中国古代文学 Global world news developer online documents developer online toolset Global E-commerce Global world images